WARARKA MAANTA

Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si xidig loogu badalo

Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si xidig u badalo Sida wararka laga soo sheegayo magaaladda Nairobi ayaa sheegaya

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

Kooxdii Raaskambooni oo kala xarig furtay

Waxaa magaalada kismaayo iyo guud ahaan gobolada jubooyinka aad loo hadal hayaa kulankii ergadii hurgowday ee reer gaarisa ku tageen xamar iyagoo is lahaa aad

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

Maxaa Ka JiraWararka Sheegaya in Madaxda Kenya ee yimid Muqdishu Ay dhexdhexaadinaya Ahmed Madoobe iyo Dowlada
- Jan 14, 2019
Warar aan heleyno ayaa sheegaya magaalada Muqdisho ay soo gaareen Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xaaji oo ka tirsan baarlamaanka Kenya iyo guddoomiyaha Gaarisa Cali Bunow. Xubnahaas ayaa u yimid magaalada Muqdisho ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ay isugu yimaadeen gudiga dhanka Amniga ah isla markaana ay ka  hogaaminayaa saraakiisha ciidamada xoogga dalka ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd taas oo dadku ay ku muujinayaa dareenka ay ka qabaan habdhaqanka Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland ee kuwajahan ...
Waxgaradka Jubbaland oo Madaxwayne Axmed Madoobe ku dhaliilay Waxqabad Xumo Kuna Sifeeyey Hogaamiye Taloxun.
- Jun 17, 2018
Hoggaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, oo markii ugu horeysay ka hadalay Dagaalada deegaanada Sool Sanaag, ayaa warbaahinta Somalida u sheegay in dagaalkaasi uu ahaa mid Ceeb ku aha Madaxda iyo ...
DAAWO Muuqaalka Sida Ra’iisul wasaaraha Itoobiya loogu soo dhaweeyay Muqdisho
- Jun 16, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa goor dhaw soo gaaray Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, kadib markii uu maanta booqasho uu ku yimid.   Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ...
Maxaad Kala Socotaa Al-Shabaab Wax ay ka Sameeyeen Magaalada Jilib iyo Fariin ay u direen Maamulka Jubbaland.
- Jun 16, 2018
Al-shabaab ayaa degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe ku soo bandhigtay saaka munaasabada ciida awgeed dhoolatus ciidan.   Subaxnimadii hore ee salaadda ciidda ka hor dadku waxay ku waabariisteen ciidamo aad u ...
XOGTA Kulankii Magaalada Nairobi Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar iyo Beesha Kuumade.
- Jun 14, 2018
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulaahi Salaad oomaar ayaa  kulan afur ah waxa uu la qaatay in ka badan boqol qof oo ka Soo ...
WAR CUSUB: Warar hoose oo laga Helay Saraakiish Ciidamada Jubbaland iyo Xog Cusub oo Sheegaysa.
- Jun 14, 2018
Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo kuwa dowlada Fedraalka Soomaaliya ee ku sugan deegaanada maamulkaas uu ka arimiyo ayaa la soo warinayaa in xiligaan ay la daala dhacayaan duruufo adag oo kala ...

Next Page »