ARIMAHA BULSHADA

Madaxwayne Mustafe iyo Madaxda Kenya oo isfaham buuxda ku heshiiyay

Warar ka imanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Madaxwaynaha ismaamulka Soomalida Ethiopia Mustaf iyo Madaxda soomaalida kenya yeesheen shirar aad u badan maalmihii la soo

Continue Reading »

Qeybta ARIMAHA BULSHADA

Shirqoolkii Jigjiga ee Dhicisoobay oo la ogaaday dadkii soo abaabulay

Xogaha aan ka helayno magaaladda Addis ababa ayaa sheegaya in isku dhacii madaxda u saraysa dawlad deegaanka soomalisa (kilil5) ay ka danbeeyeen koox siyaasiin u

Continue Reading »

ARIMAHA BULSHADA Archives

Madaxwaynaha Jubaland Ahmed madoobe oo looga yeeray Nairobi
- Jan 16, 2019
Warar aan ka helynay magaalada nairobi ayaa sheegay in madaxwaynaha jubaland ahmed madoobe looga yeeray magaalada nairobi oo ay u yeereen Senator yusuf xaaji iyo Cali bunoow oo dhawaan uu ...
Wasiir oomaar oo ugu cad cad musharixiinta u tartamaysa jubbaland
- Jan 14, 2019
Wasiirka duulista dowlada federaallka wasiir oomaar ayaa ah ilaa hada ah raga ugu cad cad doorashada madaxwaynenimada jubbaland ee soo socota Wasiir oomaar ayaa la ...
Taliyaha Ciidanka Kenya ee Amisom Jubooyika oo la sheegay in loo dhiibi doono nin soomaalida Kenyan ah
- Jan 9, 2019
warar xogogaal oo aan ka helnay magaalada nairobi ayaa sheegaya in taliyaha ciidamada kenya ammisom ee jooga kismaayo loo magacaabi doono sarkaal sare oo somalida kenya ah ...
Ahmed Madoobe oo Ergo Qayaano u dirsaday Muqdisho
- Jan 9, 2019
Warar naga soo gaaraya magaalada muqdishu ayaa sheegaya in Ahmed madoobe uu aad u welwelay kadib doorashadii Puntland , ergo aad ugu dhow isagana uu u dirsaday muqdishu ...
Doorashada Jubaland oo soo qatimi doonta Doorashooyinka maamulgoboleedyada
- Jan 9, 2019
Kadib doorasho saacado socotay oo ka dhacday magaalada Garowe, waxaa lagu dhawaaqay natiijada doorashada madaxweynaha maamulka Puntland. Doorashadan ayaa waxaa ku guuaystay Saciid Cabdullaahi Deni  Gabagabadii doorashada ayaa waxaa isugu ...
24 doon oo taagan dekada Kismaayo iyo qorsho halis ku ah deeganada Jubaland.
- Jun 21, 2018
Kismaayo –Maamulka uu hoggaamiye Axmed Madoobe ayaa xaalufintii ugu dambeysay ku hayo dhuxusha Soomaaliya kadib markii bilihii ugu dambeeyey laga daabulay Kismaayo Maraakiib  aad u waaweyn oo lagu raray dhuxul ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ay isugu yimaadeen gudiga dhanka Amniga ah isla markaana ay ka  hogaaminayaa saraakiisha ciidamada xoogga dalka ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd taas oo dadku ay ku muujinayaa dareenka ay ka qabaan habdhaqanka Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland ee kuwajahan ...

Next Page »