Shirqoolkii Jigjiga ee Dhicisoobay oo la ogaaday dadkii soo abaabulay

Xogaha aan ka helayno magaaladda Addis ababa ayaa sheegaya in isku dhacii madaxda u saraysa dawlad deegaanka soomalisa (kilil5) ay ka danbeeyeen koox siyaasiin u badan oo soomaaliah fadhigooduna yahay magaaladda Addis Ababa ayaa waxaa isa soo taraya xogo sheegaya in madaxwaynaha kooxda raaskambooni uu qayb lixaad leh ku lahaa gaar ahaan qaybta dhaqaalaha

Sida aan xogta ku helnay Gurey Fidaar iyo Caydaruus oo ah laba nin oo ay Axmed madoobe aad isugu xiran yahiin ayaa lagu waramayaaa in ay horseed u ahayeen inqilaabka laga soo sheegay magaalada Addis Ababa

Inakstoo dad badan is waydiinayaan sababta ku kalifaysa in madaxwayne Axmed madoobe waxa dhex galiya mashaakilaadka ka allosan jig jiga, komishineerka komishinka booliska DDS ayaa ku eedeeyay hadhaagii heego inay marlabaad damceen inay isku dhuftaan soomaalida iyo qowmiyadaha kale ee ay walaalaha yihiin ee ku nool magaalada jigjiga si lamid ah sidii diridhabe ay ka sameeyeen iyadoo la wada og yahay dabaylaha siyaasadeed iyo kacdoonka ku furan ayaa dad bani qabaan in koxdii tigrega ahayd oo ay gacan saar lahahaayeen siyaasiyiinta Fidaar iyo Caydaruus oo lagu sheegay in uu Xaaakii Zanawi u shaqayn jirey ayaa ahaa ragii u sahlay in Axmed madoobe xiriir toos ah la yeesho dawladii tigree taas badalkeedana maanta taageero looga baahan yahay

Si kastaba waxaa iska cad in qorshahaasi iminka fashil ku dhamaaday ka dib markii codad sir ah oo uu duubay Jawar mohamed oo ah maskaxdii kacdoonka isbadalka dhaliyey ee Itoobiya

Su’aasha hada taala ayaa ah sirahan is wada suran saamaynta ay ku yeelan doonto hamka cimri dheeraysiga ah ee Axmed madoobe ku haminayo

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII MAANTA

Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si xidig loogu badalo
- Jan 30, 2019
Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si ...
Kooxdii Raaskambooni oo kala xarig furtay
- Jan 16, 2019
Waxaa magaalada kismaayo iyo guud ahaan gobolada jubooyinka aad loo hadal hayaa kulankii ergadii ...
Maxaa Ka JiraWararka Sheegaya in Madaxda Kenya ee yimid Muqdishu Ay dhexdhexaadinaya Ahmed Madoobe iyo Dowlada
- Jan 14, 2019
Warar aan heleyno ayaa sheegaya magaalada Muqdisho ay soo gaareen Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xaaji ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd ...