Madaxwayne Mustafe iyo Madaxda Kenya oo isfaham buuxda ku heshiiyay

Warar ka imanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Madaxwaynaha ismaamulka Soomalida Ethiopia Mustaf iyo Madaxda soomaalida kenya yeesheen shirar aad u badan maalmihii la soo dhaafay.

Wararka naga soo gaaraya magaalada nairobi ayaa sheegaya in madaxda labada dhinac ku heshiiyeen in ay ka wada shaqeeyaan dhinaca amniga iyo iskuduubnida dadka soomalida ee dagan itoobiya iyo kenya

sidii isbadelka uga dhacay itoobiya waxaa jira dad danbiyo ka galay eitoobiya oo ah mid dhaqaalo iyo mid biniaadanimo ah oo gabaad u soo doontay kenya oo dowlada itoobiya ay aad u raadinayso

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

WARARKII MAANTA

Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si xidig loogu badalo
- Jan 30, 2019
Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si ...
Kooxdii Raaskambooni oo kala xarig furtay
- Jan 16, 2019
Waxaa magaalada kismaayo iyo guud ahaan gobolada jubooyinka aad loo hadal hayaa kulankii ergadii ...
Maxaa Ka JiraWararka Sheegaya in Madaxda Kenya ee yimid Muqdishu Ay dhexdhexaadinaya Ahmed Madoobe iyo Dowlada
- Jan 14, 2019
Warar aan heleyno ayaa sheegaya magaalada Muqdisho ay soo gaareen Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xaaji ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd ...