Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si xidig loogu badalo

Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si xidig u badalo

Sida wararka laga soo sheegayo magaaladda Nairobi ayaa sheegaya in Abdi cali raage iyo dad ku xiran khayre oo aad isugu dhabar jabiyeen inuu taageero u helaan xildhibaan xidig ayaa hada ka quustay ka dib markii lagu gacan sayray rabitaankiisii aan xiisaha loo qarin

Madaxda kenya ayaa gaashaanka ku dhuftay inaysan qorshaha khayre aysan marnaba ku qanacsanayn iyagoo waliba ooga digay in aysan dawladu isku ceebayn wax aan shaqayn doonin sidoo kale waxaa la sheegayaa in madaxwayne Mustafa cagjar oo isna ku sugnaa magaaladda Nairobi uu isna diidmo kala hor yimid xulashada Khayre ee xildhibaan xiddig sababaha looga hor yimid xildhibaan xidig ayaa u muuqda inay yihiin qorshe shaar badalasho ah oo la rabo in kooxdii Axmed madoobe oo rabta cimri Dhere rabi

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

WARARKII MAANTA

Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si xidig loogu badalo
- Jan 30, 2019
Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si ...
Kooxdii Raaskambooni oo kala xarig furtay
- Jan 16, 2019
Waxaa magaalada kismaayo iyo guud ahaan gobolada jubooyinka aad loo hadal hayaa kulankii ergadii ...
Maxaa Ka JiraWararka Sheegaya in Madaxda Kenya ee yimid Muqdishu Ay dhexdhexaadinaya Ahmed Madoobe iyo Dowlada
- Jan 14, 2019
Warar aan heleyno ayaa sheegaya magaalada Muqdisho ay soo gaareen Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xaaji ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd ...