Madaxwaynaha Jubaland Ahmed madoobe oo looga yeeray Nairobi

Warar aan ka helynay magaalada nairobi ayaa sheegay in madaxwaynaha jubaland ahmed madoobe looga yeeray magaalada nairobi oo ay u yeereen Senator yusuf xaaji iyo Cali bunoow oo dhawaan uu u dirsaday ergo ahaan

Labadaan shaqsi ayaa la sheegay inay u dayriyeen ahmed madoobe una sheegi doonaan waxa ay kala soo kulmeen Dowlada farmaajo

labadaan shaqsi oo ahaa labo shaqsi oo aad loo xurmeeyo ayaan ceeb wayn kasoo gaartay qalqaalada ay u wadeen ahmed madoobe ee ahayd in loo kordhiyo waqtiga

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII MAANTA

Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si xidig loogu badalo
- Jan 30, 2019
Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si ...
Kooxdii Raaskambooni oo kala xarig furtay
- Jan 16, 2019
Waxaa magaalada kismaayo iyo guud ahaan gobolada jubooyinka aad loo hadal hayaa kulankii ergadii ...
Maxaa Ka JiraWararka Sheegaya in Madaxda Kenya ee yimid Muqdishu Ay dhexdhexaadinaya Ahmed Madoobe iyo Dowlada
- Jan 14, 2019
Warar aan heleyno ayaa sheegaya magaalada Muqdisho ay soo gaareen Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xaaji ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd ...