Wasiir oomaar oo ugu cad cad musharixiinta u tartamaysa jubbaland

Wasiirka duulista dowlada federaallka wasiir oomaar ayaa ah ilaa hada ah raga ugu cad cad doorashada madaxwaynenimada jubbaland ee soo socota

Wasiir oomaar ayaa la sheegay inuu haysto taageerada madaxwayne farmaajo , dhaqaalo badan uu haysto

waxaa jira musharixiin kale oo iyagana u sharaxan jagadaas oo ay ka midyihiin

Wasiirkii hore ee dulista Ciilmooge oo la sheegay isagana uu taageero ka haysto qayb ka mid ah dowlada

Dowlada ayaa waxa la sheegay inay taageerayso ilaa dhowr musharax si ahmed madoobe usoo noqonin maadaama uu ku fashilmay hogaanka jubooyinka

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII MAANTA

Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si xidig loogu badalo
- Jan 30, 2019
Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si ...
Kooxdii Raaskambooni oo kala xarig furtay
- Jan 16, 2019
Waxaa magaalada kismaayo iyo guud ahaan gobolada jubooyinka aad loo hadal hayaa kulankii ergadii ...
Maxaa Ka JiraWararka Sheegaya in Madaxda Kenya ee yimid Muqdishu Ay dhexdhexaadinaya Ahmed Madoobe iyo Dowlada
- Jan 14, 2019
Warar aan heleyno ayaa sheegaya magaalada Muqdisho ay soo gaareen Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xaaji ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd ...