Maxaa Ka JiraWararka Sheegaya in Madaxda Kenya ee yimid Muqdishu Ay dhexdhexaadinaya Ahmed Madoobe iyo Dowlada

Warar aan heleyno ayaa sheegaya magaalada Muqdisho ay soo gaareen Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xaaji oo ka tirsan baarlamaanka Kenya iyo guddoomiyaha Gaarisa Cali Bunow.

Xubnahaas ayaa u yimid magaalada Muqdisho inay ahmed madoobe iyo dowlada dhexdhexaadiyaan loona kordhiyo 2 sano jagada madaxwaynaha jubaland laakiin ay ku fashilmeen kadib markii dowlada soomaliya ay ka diiday codsigaas

Dowlada ayaa u sheegtay in Ahmed madoobe uu doorasho diyaar u noqdo hadii uu rabo inuu mar labaad madaxwayne noqdo

Masuuliyiinta Kenya ayaa doonaya in heshiis iyo isfaham ay dhex dhigaan madaxweyne Axmed Madoobe iyo madaxda dowladda Soomaaliya, Maadaama Axmed Madobe uu yahay madaxweynaha kaliya ee kasoo haray golihii iskaashiga dowlad goboleedyada.

Labada masuul ayaa galabta dib ugu soo noqday magaalada nairobi ayaga oo aad u qalbi xun

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII MAANTA

Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si xidig loogu badalo
- Jan 30, 2019
Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si ...
Kooxdii Raaskambooni oo kala xarig furtay
- Jan 16, 2019
Waxaa magaalada kismaayo iyo guud ahaan gobolada jubooyinka aad loo hadal hayaa kulankii ergadii ...
Maxaa Ka JiraWararka Sheegaya in Madaxda Kenya ee yimid Muqdishu Ay dhexdhexaadinaya Ahmed Madoobe iyo Dowlada
- Jan 14, 2019
Warar aan heleyno ayaa sheegaya magaalada Muqdisho ay soo gaareen Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xaaji ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd ...