Doorashada Jubaland oo soo qatimi doonta Doorashooyinka maamulgoboleedyada

Kadib doorasho saacado socotay oo ka dhacday magaalada Garowe, waxaa lagu dhawaaqay natiijada doorashada madaxweynaha maamulka Puntland.

Doorashadan ayaa waxaa ku guuaystay Saciid Cabdullaahi Deni 

Gabagabadii doorashada ayaa waxaa isugu soo haray Labada Musharax ee Saciid Cabdullaahi Deni oo helay 35  iyo willka dhalinta yar Generaal Asad Cusmaan Cabdullaahi oo helay 31

Doorashada mida xigta ayaa waxa ay ka dhici doontaa maamulgoboleedka jubaland oo waqtigeedii dhamaaday bisha 5aad madaxwaynaha jubaland ayaa waxa uu dhawaanaha galaangal badan ugu jiray in loo kordhiyo waqti laakiinse ku hungoobay sida la saadaalinayo ahmed madoobe ayaa ay u badan tahay in daadka qaadi doono maadaama 7 sano oo uu wadanka madaxwaynaha ka ahaa uusan wax horumar uusan gaarsiin gobolka

maalimihii lasoo dhaafay ayuu waday qabanqaabo ciidan iyo dholatus uu sheeegay inuu ku weerari doono gobola jubada dhexe , kadib markaan baarnay waxaan ogaanay in ay tahay dhoolatus beenaad oo uusan meelna u socon

Dowlada nabad iyo nolol ayay usuura gashay inay ka taqalusto dhamaan maamulada kasoo horjeeday mid mid meesha kuwa kale oo doorashooyinkooda uu fogyahayna ay galisay ay ku dhufatay quful


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII MAANTA

Kooxdii Raaskambooni oo kala xarig furtay
- Jan 16, 2019
Waxaa magaalada kismaayo iyo guud ahaan gobolada jubooyinka aad loo hadal hayaa kulankii ergadii ...
Maxaa Ka JiraWararka Sheegaya in Madaxda Kenya ee yimid Muqdishu Ay dhexdhexaadinaya Ahmed Madoobe iyo Dowlada
- Jan 14, 2019
Warar aan heleyno ayaa sheegaya magaalada Muqdisho ay soo gaareen Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xaaji ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd ...
Waxgaradka Jubbaland oo Madaxwayne Axmed Madoobe ku dhaliilay Waxqabad Xumo Kuna Sifeeyey Hogaamiye Taloxun.
- Jun 17, 2018
Hoggaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, oo markii ugu horeysay ka hadalay Dagaalada deegaanada Sool ...