DAAWO Muuqaalka Sida Ra’iisul wasaaraha Itoobiya loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa goor dhaw soo gaaray Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, kadib markii uu maanta booqasho uu ku yimid.

 

Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed.Masuuliyiin kale oo fara badan ayaa ku sugan Garoonka Aadan Cadde, kuwaasi oo ka qayb qaadanaya soo dhaweynta Wafdiga uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya.

 

Abiy Ahmed ayaa wuxuu ku yimid diyaarada Ethiopia Airline, waxaan la socday Ra’iisul Wasaaraha ciidamo tuuteysan oo Itoobiyaan ah, kuwaasi oo sugaya amniga Ra’iisul Wasaaraha.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII MAANTA

24 doon oo taagan dekada Kismaayo iyo qorsho halis ku ah deeganada Jubaland.
- Jun 21, 2018
Kismaayo –Maamulka uu hoggaamiye Axmed Madoobe ayaa xaalufintii ugu dambeysay ku hayo dhuxusha Soomaaliya ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd ...
Waxgaradka Jubbaland oo Madaxwayne Axmed Madoobe ku dhaliilay Waxqabad Xumo Kuna Sifeeyey Hogaamiye Taloxun.
- Jun 17, 2018
Hoggaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, oo markii ugu horeysay ka hadalay Dagaalada deegaanada Sool ...
DAAWO Muuqaalka Sida Ra’iisul wasaaraha Itoobiya loogu soo dhaweeyay Muqdisho
- Jun 16, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa goor dhaw soo gaaray Garoonka Aadan Cadde ...