WAR CUSUB: Warar hoose oo laga Helay Saraakiish Ciidamada Jubbaland iyo Xog Cusub oo Sheegaysa.

Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo kuwa dowlada Fedraalka Soomaaliya ee ku sugan deegaanada maamulkaas uu ka arimiyo ayaa la soo warinayaa in xiligaan ay la daala dhacayaan duruufo adag oo kala duwan sida Hub la`aan iyo caafimaad daro sida uu warbaahinta uu u sheegay taliyaha ciidamada daraawiishta ee Jubbaland Aadan Maxamed Goojaar.

 

Ciidamadaan hadda la soo sheegayo in ay la kulmayaan daruufaha adag ayaa maalmo ka hor Al-shabaab kala wareegay deegaano badan oo ay kaga sugnaayeen gobolada Jubbooyinka.

 

Taliye Aadan Maxamed Goojaar ayaa sheegay in Ciidamada aysan haysan agabkii ay u baahnaayeen sida Gaadiid dagaal, hub, goobo caafimaad oo lagu daweeyo Askarta dhaawacanta i.w.m.

 

Wuxuuna taliyaha dowlada fedraalka iyo maamulka Jubbaland ka dalbaday in ay wax ka qabtaan duruufahaas adage e xiligaan ku gadaaman ciidamada si Al-shabaab ay ugu saaraan deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolada uu ka arimo maamulkaasi.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII MAANTA

Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si xidig loogu badalo
- Jan 30, 2019
Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si ...
Kooxdii Raaskambooni oo kala xarig furtay
- Jan 16, 2019
Waxaa magaalada kismaayo iyo guud ahaan gobolada jubooyinka aad loo hadal hayaa kulankii ergadii ...
Maxaa Ka JiraWararka Sheegaya in Madaxda Kenya ee yimid Muqdishu Ay dhexdhexaadinaya Ahmed Madoobe iyo Dowlada
- Jan 14, 2019
Warar aan heleyno ayaa sheegaya magaalada Muqdisho ay soo gaareen Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xaaji ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd ...