XOG: Xildhibaanada 2-Aqalka ee BFS oo ka shirsan Muqdisho & Go’aan laga soo saarayo Xaaladda Galmudug

Xildhibaanada Aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya lagana soo doortay deegaanada Galmudug oo ku shirsan magaalada Muqdisho ayaa waxay dood ka leeyihiin xaaladda Cakiran ee iminka ka taagan deegaanada Galmudug gaar ahaan Khilaafka soo kala dhex galay madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa gooni gooni u kala shiraya iyagoo la kala safan Madaxda Xukunka isku heysa,waxaana laga yabaa in saacadaha ama maalmaha soo socda Go’aano wax ku ool ah soo saaraan.

 

Xildhibaanada ayaa waxay sheegeen iney ka wallaacsan yihiin Xaaladda iminka ka taagan deegaanada Galmudug gaar ahaan Xaaladda Abaarta iyo dagaalka Al-Shabaab,balse hadda ugu daran tahay Khilaafka iyo kala taagnaanta soo kala dhex galay Mas’uuliyiinta ugu sareysa Galmudug.

 

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Mr. Carabey oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in waxa la isku hayo ay tahay masiirka Ummada Galmudug,balse aysan jirin dan gaar ah oo madaxda is heysa ay wataan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII MAANTA

24 doon oo taagan dekada Kismaayo iyo qorsho halis ku ah deeganada Jubaland.
- Jun 21, 2018
Kismaayo –Maamulka uu hoggaamiye Axmed Madoobe ayaa xaalufintii ugu dambeysay ku hayo dhuxusha Soomaaliya ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd ...
Waxgaradka Jubbaland oo Madaxwayne Axmed Madoobe ku dhaliilay Waxqabad Xumo Kuna Sifeeyey Hogaamiye Taloxun.
- Jun 17, 2018
Hoggaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, oo markii ugu horeysay ka hadalay Dagaalada deegaanada Sool ...
DAAWO Muuqaalka Sida Ra’iisul wasaaraha Itoobiya loogu soo dhaweeyay Muqdisho
- Jun 16, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa goor dhaw soo gaaray Garoonka Aadan Cadde ...