Socdaalka Madaxwayne Farmaajo ee dalka Kenya iyo Maanta.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa soo gaaray Magaalada Nairobi oo ay uga bilaabaneyso booqasho hal maalin qaadan doonta.

Madaxweynaha waxaa madaarka Nairobi kusoo dhaweeyey saraakiil katirsan dowladda kenya oo ay ugu horeyso wasiirka arimaha Dibadda kenya Monica Juma.

Galinka dambe ee maanta ayuu wada hadal layeelan doonaa dhiggiisa kenya Uhuru kenyatta oo ay kawada hadli doonaan arimo khuseeya labada dal gaar ahaane arimaha xuduudda sida uu sheegay agaasimaha warfaafinta ee xafiiska Madaxweynaha

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII MAANTA

Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si xidig loogu badalo
- Jan 30, 2019
Xidig iyo Cabdi cali raage oo shirqool ahmed madoobe ka wada nairobi si ...
Kooxdii Raaskambooni oo kala xarig furtay
- Jan 16, 2019
Waxaa magaalada kismaayo iyo guud ahaan gobolada jubooyinka aad loo hadal hayaa kulankii ergadii ...
Maxaa Ka JiraWararka Sheegaya in Madaxda Kenya ee yimid Muqdishu Ay dhexdhexaadinaya Ahmed Madoobe iyo Dowlada
- Jan 14, 2019
Warar aan heleyno ayaa sheegaya magaalada Muqdisho ay soo gaareen Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xaaji ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd ...