Maxay tahay Ujeedada Safarka Madaxwaynaha Somaliya ee Dalka Kenya.

Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegaya in safarka aan hore loosoo shaacin ee Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya uu la xiriiro wada hadal Madaxda Kenya uu kala yeelan doono Muranka Badda ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya Wasiiro iyo Masuuliyiin kale oo Dowlada ka tirsan waxaana kulan gaar ah uu la qaadan Madaxweynaha Kenya Uhur Kenyaata.

 

Dacwadda badda ee u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya ayaa wali wali hortaala maxkamadda cadaaladda adduunka, iyadoona Dowlada Norwey ay wado wada hadal ay ku dooneyso in si hoose loo xaliyo Muranka ka dhex taagan Soomaaliya iyo Kenya.

 

Wararka qaar aan heleyno ayaa sheegaya in Madaxweynaha oo Booqashadiisa Kenya ku joogi doono Hal Maalin uu sidoo kale la kulmi doono Masuuliyiin ka socda Dowlada Norwey, iyadoo sidoo kale ay suurta gal in Madaxweynaha uu u ambabaxo dalka Norwey inkastoo aan la hubin.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII MAANTA

24 doon oo taagan dekada Kismaayo iyo qorsho halis ku ah deeganada Jubaland.
- Jun 21, 2018
Kismaayo –Maamulka uu hoggaamiye Axmed Madoobe ayaa xaalufintii ugu dambeysay ku hayo dhuxusha Soomaaliya ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd ...
Waxgaradka Jubbaland oo Madaxwayne Axmed Madoobe ku dhaliilay Waxqabad Xumo Kuna Sifeeyey Hogaamiye Taloxun.
- Jun 17, 2018
Hoggaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, oo markii ugu horeysay ka hadalay Dagaalada deegaanada Sool ...
DAAWO Muuqaalka Sida Ra’iisul wasaaraha Itoobiya loogu soo dhaweeyay Muqdisho
- Jun 16, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa goor dhaw soo gaaray Garoonka Aadan Cadde ...