DAAWO : Rasaas Goos Goos ah oo laga Maqlayo deeganka Tukaraq & Puntland oo Sheegtay in dagaalka Sii Wadayso

Wararkii ugu danbeeyay ee saakay naga soo gaarayo deegaanka Turakaq ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in Xaaladda ay tahay mid degan,islamarkaana ay wali is horfadhiyaan dhinacyadii dagaalamay.

Dadka fara ku tiriska ah ee deegaanka ku haray ayaa sheegaya in mararka qaar la maqlayo rasaas goos goos ah oo dhinacyada isugu baaqayaan,waxaana jirta cabsi ah iney mar kale dagaalamaan.

 

Madaxda Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa warbaahinta isu marinaya hadalo kul kulul oo mar kale sababi kara in dagaal dhimasho iyo dhaawac dhaliya uu dhaco.

 

Dowladda Federaalka iyo beesha caalamka aaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka wax walibana wada hadal lagu dhammeeyo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII MAANTA

24 doon oo taagan dekada Kismaayo iyo qorsho halis ku ah deeganada Jubaland.
- Jun 21, 2018
Kismaayo –Maamulka uu hoggaamiye Axmed Madoobe ayaa xaalufintii ugu dambeysay ku hayo dhuxusha Soomaaliya ...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo ka hadalay Hawlgalkii Jilib iyo deegaanada kale ee Jubbalabd.
- Jun 20, 2018
Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo amniga , kaasi oo ...
XOG CUSUB:Damac Axmed Madoobe ee Doorashada Jubbaland 2019 iyo Warbixin Xasaasi ah.
- Jun 17, 2018
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Socda hadal hayntii ugu badnayd ...
Waxgaradka Jubbaland oo Madaxwayne Axmed Madoobe ku dhaliilay Waxqabad Xumo Kuna Sifeeyey Hogaamiye Taloxun.
- Jun 17, 2018
Hoggaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, oo markii ugu horeysay ka hadalay Dagaalada deegaanada Sool ...
DAAWO Muuqaalka Sida Ra’iisul wasaaraha Itoobiya loogu soo dhaweeyay Muqdisho
- Jun 16, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa goor dhaw soo gaaray Garoonka Aadan Cadde ...